Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Qarax gaari hoosta looga soo xiray ayaa goordhaw ka dhacay Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Daarta Tree Biyaano iyo Isgooska Shaqaalaha. Sida aan Wararka ku helnay qaraxa ayaa lagu soo xiray gaari nuuciisu yahay Surf oo la sheegay in uu lahaa sargaal katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya gaar ahaan … Continue reading Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya